Madaxweyne Erdogan oo sheegay in Daacish iyo ururada kale ee argagixisada ah ay dhibaato u keeneen dadka Muslimiinta ah

Madaxweyne Erdogan oo sheegay in Daacish iyo ururada kale ee argagixisada ah ay dhibaato u keeneen dadka Muslimiinta ah. [Sawirka: Archive]
Madaxweyne Erdogan oo sheegay in Daacish iyo ururada kale ee argagixisada ah ay dhibaato u keeneen dadka Muslimiinta ah. [Sawirka: Archive]
Istanbul-(Puntland Mirror) Daacish iyo ururada argagixisada kale ayaa sababay baa’ba Muslimiinta, sida uu sheegay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan maanta oo Isniin ah.

Isaga oo ka hadlayay munaasabad dhalinyaro oo ka dhacday magaalada Istanbul oo ay soo qabanqaabisay dalada dhalinyarada Turkiga (TUGVA), Erdogan ayaa sheegay in Muslimiinta ay dhibaato badan kasoo gaartay gacanta Daacish iyo ururo kale oo argagixiso.

“Ururada argagixisada sida Daacish ayaa dhibaatada ugu badan u keenay dadka Muslimiinta ah,” ayuu yiri Erdogan.

About Abdirahman Abdullahi Sheikh 240 Articles
Senior foreign news editor at Puntland Mirror. Expertise in writing military reports, geopolitics, and crime reports. Sheikh holds a bachelor of economic management and sciences and a master's degree in international relationship from International Islamic University Malaysia (IIUM).You can reach him on: abdirahman.abdullahi91@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*