Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Sool.
Guddoomiyaha cusub waa Abuukar Cabdi Geele, sida lagu sheegay digreetada xafiiska madaxweynaha kasoo baxday maanta oo Isniin ah.

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions
Be the first to comment