Faroole oo ka tanaasulay tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya

faroole
Faroole oo ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya. [Xuquuqda Sawirka: Puntland Post]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ka tanaasulay tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya, sida ay warsidaha Puntland Mirror u xaqiijiyeen ilo-wareedyo.

Ma uusan qeexin tanaasulkiisa, balse waxa uu carabka ku adkeeyay in dalku uu u baahanyahay isbadal. Tanaasulkiisa ayaa imaanaya maalin kahor doorshada madaxweynaha soomaaliya,taasoo ka dhacaysa magaalada Muqdisho.  

Bishii April ee sanadkii lasoo dhaafay ayaa madaxweynihii hore ee Puntland iclaamiyay in uu u tartamayo madaxtinimada Soomaaliya.

About Puntland Mirror 876 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*