Erdogan oo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Erdogan oo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya. [Sawirka: Archive]
Erdogan oo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya. [Sawirka: Archive]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayip Erdogan ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib markii uu taleefoon kula hadlay gelinkii dambe ee xalay oo Arbaco ahayd, sida ay ku warantay wakaalada wararka Turkiga Anadolu oo soo xigatay saarkiil katirsan madaxtooyada Turkiga.

Sanadihii u dambeeyay, Turkiga ayaa kaalin weyn oo muuqata ka qaatay xasiloonida iyo dib u dhiska dalka Soomaaliya.

About Abdi Omar Bile 749 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*