Dowladda Puntand oo u hambalyeysay Ilhaan Cumar guusheeda aqalka Congress Mareykanka

Sawirka: Ilhaan Cumar oo caasimada Puntland ee Garoowe safar ku timid bishii December 2016.

Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntand ayaa u hambalyeysay Ilhaan Cumar guusheeda kadib markii ay noqotay haweenaydii ugu horeysay oo Soomaali Muslim ah oo loo doorto aqalka Congress Mareykanka Arbacadii.

Bayaan kasoo baxay madaxtooyada maanta oo Khamiis ah, ayaa Puntland sidoo kale hambalyo u dirtay Maxamuud Nuur iyo Hodan Xasan oo Soomaali ah kuwaasoo loo doortay golaha wakiilada aqalka Minnesota.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*