Technology

DJ Koh, oo ah madaxweynaha ganacsiga isgaarsiinta taleefoonada gacanta ee Samsung oo ka hadlaya munaasabada daah ka qaadida Galaxy S8. [Xigashada Sawirka: Getty Images]

Samsung oo daaha ka qaaday taleefoonkeeda cusub ee Galaxy S8

Seoul-(Puntland Mirror) Shirkada Samsung ayaa shalay oo Arbaco ahayd  daaha ka qaaday taleefoonkeeda gacanta ugu sareeya oo ah kuwa-caqliga badan ee loo yaqaan (smartphone) oo noociisu yahay Galaxy S8, kaasoo suuqyada caalamka soo galaya 21 bisha April ee sanadkan. Taleefoonka ayaa ah kii ugu fiicnaa oo ay sii dayso shirkada laga leeyahay Koonfur Kuuriya tan iyo markii Galaxy Note 7[Read More…]

by March 30, 2017 0 comments Technology
Samsung oo si rasmiya u joojisay soo-saarka Galaxy Note 7

Samsung oo si rasmiya u joojisay soo-saarka Galaxy Note 7

Seoul-(Puntland Mirror) Shirkada weyn ee Tiknoolajiyada Samsung oo laga leeyahay dalka Koonfurta Kuuriya ayaa si rasmiya u joojisay soo-saarka taleefoonkeeda gacanta ee Galaxy Note 7 kadib warar ku saabsan aalada oo sheegaya in dab uu qabsanayo. Shirkada ayaa horey u yaraysay soo-saarka tirada Galaxy Note 7. Dadka haysta Galaxy Note 7 ayaa la filayaa in ay dib u soo celiyaan[Read More…]

by October 11, 2016 0 comments Technology
Burcada Internetka oo xog ka xaday 500 milyan oo isticmaalayaasha Yahoo ah

Burcada Internetka oo xog ka xaday 500 milyan oo isticmaalayaasha Yahoo ah

Yahoo ayaa sheegtay in burcadka internetka jabsada oo taageera ka helaya dowlad ay xadeen macluumaad ku saabsan 500 milyan oo isticmaalayaasheeda ah, taasoo noqonaysa xatooyadii ugu weynayd taariikhda ee ay sameeyaan burcada Internet-ka. Jabshada ayaa waxaa kamid ah waraaqaha macluumaadka qofka, oo ay kamidyihiin magacyada, Emailada iyo sidoo kale su’aalaha iyo jawaabaha lambar sireedka amaanka. Xatooyada ama jabshasada ayaa dhacday[Read More…]

by September 23, 2016 0 comments Technology
Shirkada Samsung oo hakisay iibka Galaxy Note 7 kadib dhibaato dhanka batariga ah

Shirkada Samsung oo hakisay iibka Galaxy Note 7 kadib dhibaato dhanka batariga ah

Seoul-(Puntland Mirror) Shirkada Samsung ayaa joojisay iibka taleefoonkeeda gacanta ee Galaxy Note 7 kadib markii laga helay qayb taleefoonada kamid ah in ay qarxaan marka la dabaynayo. Madaxweynaha shirkada taleefoonada gacanta ee Samsung, Koh Dong-jin, ayaa maanta oo Jimce ah sheegay in macaamiisha horey u iibsaday Galaxy Note 7 loogu badali doono kuwa cusub, iyadoo aan la tixgelinayn wakhtiga la[Read More…]

by September 2, 2016 0 comments Technology, World
Scroll Up