Environment

Dooxada Dharoor ee gobolka Bari. [Xigashada Sawirka: Horseed Media]

Dooxada Dharoor ee gobolka Bari oo dib loo furay kadib 40 beri oo ay xirnayd

Boosaaso-(Puntland Mirror) Dooxada Dharoor ee gobolka Bari ayaa dib loo furay kadib muddo afartan beri ah oo ay xirnayd. Dooxada ayaa la xiray dabayaaqadii bishii May ee sanadkan si loo ilaasho soo bixitaanka dhirta ee dooxada loogana hortago nabaadguur yimaada, sida ay sheegeen odayaasha deegaanka. Howshaan muhiimka ah ayaa waxaa sameeyay odayaasha deegaanka iyo maamulka degmooyinka ku hareeraysan sida Isku-shuban[Read More…]

WARBIXIN U GAAR AH PUNTLAND MIRROR: KHATAR DEEGAAN OO PUNTLAND KU SOO SOCOTA, YAA INA DAYACAY?

WARBIXIN U GAAR AH PUNTLAND MIRROR: KHATAR DEEGAAN OO PUNTLAND KU SOO SOCOTA, YAA INA DAYACAY?

Muddo dheer lagama joogo markii Jilab, Laan-Khadiijo, labada tog iyo dhulka kale oo ku hareeraysan magaalada Garoowe – si kastaba kulayl iyo qalayl ha u ahaadeene – ay ahaayeen dhul caws qurux badan leh iyo dooxooyin, isku bedela cagaar qurux badan marka ay da’do dhibicda ugu horeysa ee xilli roobaadka. Marka loo safro hal mayl jiho walba oo Garoowe ah, qofku[Read More…]

Scroll Up