Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiiradda Arrimaha Dibada Kenya Raychelle Omamo ayaa maanta oo Axad ah timid magaalada Muqdisho, caasimada Soomaaliya.
Wasiiradda ayaa la filayaa in ay kulamo la yeelato masuuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya kadib markii labada dal ee kuyaala Geeska Afrika ay soo celiyeen xiriirkooda diblomaasiyadeed bishii May 2021.