Waddooyinka Muqdisho oo dib loo furay

Waddooyinka Muqdisho oo dib loo furay. [Sawirka]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa dib loo furay kadib dhowr maalmood oo ay xirnaayeen.

Waddooyinka ugu mashquulka badan Muqdisho sida wadada Maka Al-Mukarama ayaa maanta waxaa adeegsanaya gaadiidka iyo dadka.

Maalmihii ugu dambeeyay, dadka Muqdisho ayaa ka cabanayay xirnaanshaha waddooyinka, iyada oo ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay xireen waddooyinka ugu muhiimsan isku socodka magaalada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*