![Masaajidka Baqer-ul-uloom ee gudaha magaalada Kabul. [Sawirka: Reuters]](https://puntlandmirror.net/wp-content/uploads/2016/11/1cfa7e9adbdf4edfa8f91eebe4a536d8_18-640x360.jpg)
Qaraxa isbiimaynta ah ayaa ka dhacay masaajidka la dhaho Baqer-ul-uloom oo kuyaala deegaanka Baqer-ul-uloom.
Taliyaha ciidamada booliiska Kabul, Abdul Rahman Rahimi ayaa warbaahinta u sheegay in dad badan oo kale ay ku dhawacmeen qaraxa, lagana baqayo in tirada dhimashada ay kororto.
Ma jirto koox si dhaqso ah u sheegatay masuuliyada weerarkaas.
