PuntlandSomalia Taliyaha ciidamada booliiska Puntland oo xilkii ka qaaday taliyihii booliiska qeybta gobolka Nugaal Last updated: November 12, 2016 12:04 pm By Puntland Mirror Share 1 Min Read SHARE Taliyihii hore ee qeybta booliiska gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir oo loo yaqaan “Qaan-qaan. [Sawirka: Puntland Mirror]Garoowe-(Puntland Mirror) Taliyaha ciidamada booliiska Puntland Cabdiqaadir Shire Faarax ayaa xilkii ka qaaday taliyihii ciidamada booliiska qeybta gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir oo loo yaqaan “Qaan-qaan, sida lagu sheegay digreeto kasoo baxday booliiska oo uu arkay warsidaha Puntland Mirror. Taliye Cabdiqaadir Shire ayaa u magacaabay Cabdirashiid Maxamuud Aw-xuseen oo sidoo kale loo yaqaan “Xinjira-dhuuq” inuu qabto taliyaha booliiska qeybta gobolka Nugaal. Digreetada dhexdeeda, kuma cadda sababta ka dambaysa xil ka qaadista taliyihii hore ee qeybta gobolka Nugaal. Taliyaha xilka laga qaday ayaa kasoo shaqeeyay taliska booliska qeybta gobolka Nugaal tan iyo 2009-kii. Related PostsJuly 11, 2017 Unknown warplanes seen flying over remote areas near GaroweSeptember 27, 2023 Ciidamada booliiska Puntland oo xubin sare oo katirsan Daacish ku soo qabtay howlgal ka dhacay gobolka BariDecember 20, 2016 Director of Puntland’s Bosaso presidency shot dead in BosasoJanuary 2, 2017 Ugu yaraan saddex qof oo ku geeriyooday qarax gaari oo ay Al-Shabaab ku qaadeen xarunta AMISOM ee Muqdisho Share This Article X Email Copy Link Print By Puntland Mirror Follow: Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World. Previous Article Puntland police chief fires Nugal police officer Next Article Kulan lagu dhex-dhexaadinayo Puntland iyo Galmudug oo Gaalkacyo ka socda Leave a Comment Leave a Reply Cancel replyYour email address will not be published. Required fields are marked *Comment * Name * Email * Website Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. TopicsClimate Change featured Global Affairs Health Hot Opinion Policy Analysis politics Research