PuntlandSomalia Taliyaha booliiska Puntland oo Afdolow u doortay taliyaha booliiska gobolka Mudug Last updated: January 7, 2017 9:06 am By Puntland Mirror Share 1 Min Read SHARE Cusmaan Xasan Cuuke sidoo kale loo yaqaan (Af-dalow). [Sawirka: Archive]Garoowe-(Puntland Mirror) Taliyaha ciidamada booliiska dowladda Puntland Cabdiqaadir Shire Faarax ayaa u doortay Cusmaan Xasan Cuuke sidoo kale loo yaqaan (Af-dalow) in uu nqodo taliyaha cusub ee booliiska gobolka Mudug. Waxa uu badalayaa Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame, sida lagu sheegay digreeto kasoo baxday taliyaha booliiska Punland oo uu arkay warsidaha Puntland Mirror. Taliyaha cusub ayaa muddo dhowr sanno ah kasoo shaqeeyay haayadaha ammaanka Puntland. Share This Article Email Copy Link Print ByPuntland MirrorFollow: Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World. Previous Article Puntland police chief appoints Afdolow as Mudug police officer Next Article Wasaaradda waxbarashada dowladda Puntland oo xirtay todobo iskuul oo kuyaala degmada Buurtinle oo buuxin waayay shuruudaha tayada waxbarashada Leave a Comment Leave a Reply Cancel replyYour email address will not be published. Required fields are marked *Comment * Name * Email * Website Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. TopicsClimate Change featured Global Affairs Health Hot Opinion Policy Analysis politics Research