Dhuusamareeb-(Puntland Mirror) Shir ku saabsan doorashooyinka soo socda ee Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah ka furmay magaalada Dhuusamareeb, halkaasoo ay ka qeybgaleen madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka.
Kulankan ayaa imaanaya iyadoo afartii sanno ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu xafiiska joogay uu ku egtahay asbuuca soo socda.