Duqeynta ayaa ka dhacday Buuraha Golis ee gobolka Bari Puntland, sida ay sheegeen AFRICOM.
Weerarkan dhacday Jimcadii ayaa noqonaya duqeyntii labaad oo ka dhan ah maleeshiyada ISIS ee ku sugan gudaha Puntland tan iyo 14-kii bishii April markaas oo hoggaamiye xigeenkii ISIS, Cabdixakiin Dhubuq lagu dialy duqeyn uu Mareykanku geystay.