SomaliaSouth-Central Qof kamid ahaa ergada doorashada aqalka hoose oo lagu toogtay xarunta ay doorashada ka dhacayso ee magaalada Cadaado Last updated: November 16, 2016 11:50 am By Puntland Mirror Share 1 Min Read Xarunta lagu dooranayo xildhibaanada. [Sawirka: Archive] SHARE Xarunta lagu dooranayo xildhibaanada. [Sawirka: Archive]Cadaado-(Puntland Mirror) Mid kamid ah ergada ka qaybgalaysay doorashada xildhibaanada maamulka Galmudug u matali doona dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu toogtay magaalada Cadaado ee xarunta maamulkaas, sida ay sheegayaan ilo-wareedyada. Toogashada oo dhacday maanta oo Arbaco ah ayaa timid kadib markii uu muran ku dhexmaray xarunta doorashada lagu hayo ninka dhintay iyo dad kale, sida ay wararka sheegayaan. Ninka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Caraale Dibad . Maamulka Galmudug wali kama uusan hadlin dhacdadaas. Related PostsJuly 1, 2018 Soomaaliya oo xuseysa sanadguuradeedii 58-aad ee maalinta xornimadaJanuary 20, 2025 Qarax miino oo ka dhacay buuraha Bari oo dilay shan askari oo Puntland ahSeptember 15, 2019 Shirka maalgashiga Puntland oo ka furmay GarooweSeptember 29, 2018 Xilli roobaadka Deyrta oo ka da’ay deegaano kuyaala Puntland Share This Article X Email Copy Link Print By Puntland Mirror Follow: Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World. Previous Article Puntland’s vice president vows to liberate Qandala coastal town from ISIS militants Next Article UNICEF: 20,000 caruur ah oo iskuul la’aan ah colaada Gaalkacyo darted Leave a Comment Leave a Reply Cancel replyYour email address will not be published. Required fields are marked *Comment * Name * Email * Website Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. TopicsClimate Change featured Global Affairs Health Hot Opinion Policy Analysis politics Research