![Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho. [Sawirka: Twitter]](https://puntlandmirror.net/wp-content/uploads/2017/03/C7rexG7XkAAxsA8.jpg)
Ilaa labo qof oo kale oo ku dhaawacmay qaraxa ayaa loo qaaday isbitaalka, sida saraakiil caafimaad oo jooga Muqdisho ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror.
Ma jirto cid sheegatay masuuliyada weerarkaas balse caasimada Soomaaliya ayaa asbuucyadii u dambaysay wajahayday mowjado weeraro ah oo loo adeegsaday qarax gaari, waxaana masuuliyadooda sheegtay ururka hubaysan ee Al-Shabaab.
