NISA oo qabatay xubno katirsan Al-Shabaab

Ciidanka NISA. [Sawir Hore]

Muqdisho-(Puntland Mirror) Hay’adda NISA ee Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigtay xubno ka tirsan Al-Shabaab oo la sheegay inay qorsheynayeen inay weeraro argagaxiso ka geystaan ​​magaalada Muqdisho, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda.

Wararka ayaa sheegaya in shan xubnood oo NISA ay howlgal ku qabaty iyaga oo haysta hub iyo walxaha qarxa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*