Shaacir ayaa lagu helay in uu abaabulay qaraxyo dhowr ah oo ka dhacay gudaha Muqdisho bilihii dhawaa ee lasoo dhaafay, kuwaasoo ay ku dhinteen tobonaan dad rayid ah.
Saraakiisha ayaa sheegay in Shaacir la qabtay bishii May ee sanadkan xilli uu gaari ay qaraxyo saaranyihiin dhigayay degmada Xamarweyne ee gudaha Muqdisho.