Ma jirto war rasmi ah oo ilaa iyo hadda kasoo baxay ciidamada difaaca Puntland, balse khasaaraha ilaa iyo hadda la xaqiijiyay ayaa waxaa kamid ah sargaal katirsanaa ciidamada oo la dhaho Siciid Cabdikariim Shaati in uu ku dhintay weerarka.
Maleeshiyada Al-Shabaab oo in ka badan toban sanno dagaal ka waday buuralayda gobolka Bari, ayaa dhowr jeer oo hore weeraro la beegsatay Afurur oo uu kamidyahay kii sanadkii 2017-kii kaasoo ay ku dileen lku dhawaad 30 askari.