Madaxweynihii hore ee Puntland ahna murashax u tartamaya madaxweynaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Faroole oo tagay Muqdisho

Madaxweynihii hore ee Puntland ahna murashax u tartamaya madaxweynaha Soomaaliya Cabdiraxmaan faroole oo tagay Muqdisho. [Sawirka: Archive]
Madaxweynihii hore ee Puntland ahna murashax u tartamaya madaxweynaha Soomaaliya Cabdiraxmaan faroole oo tagay Muqdisho. [Sawirka: Archive]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland ahna murashax u tartamaya madaxweynaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta oo Sabti ah tagay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen ilo-wareedyo.

Faroole ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho si diiran ugu soo dhaweeyay masuuliyiin katirsan dowladda, murashixiin madaxweyne iyo dad shacab ah.

Bishii April ee sanadkii lasoo dhaafay 2016-ka, ayaa Faroole iclaamiyay in uu u tartamayo madaxweynaha Soomaaliya.

About Puntland Mirror 876 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*