Somalia Madaxweyne Farmaajo oo Tarsan u magacaabay la taliyihiisa dhanka siyaasadda Last updated: August 2, 2017 2:17 pm By Puntland Mirror Share 0 Min Read Maxamuud Axmed Nuur oo loo yaqaan (Tarsan). [Sawirka: Archive] SHARE Maxamuud Axmed Nuur oo loo yaqaan (Tarsan). [Sawirka: Archive]Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Maxamuud Axmed Nuur oo loo yaqaan (Tarsan) la taliyaha dhanka siyaasadda ee xafiika Madaxweynaha, sida lagu sheegay digreeto maanta oo Arbaco ah kasoo baxday madaxtooyada. Tarsan ayaa soo noqday duqa Muqdisho intii u dhaxaysay 2010 ilaa iyo 2014. Share This Article Email Copy Link Print Previous Article President Farmajo appoints Tarsan as political advisor Next Article Puntland oo markii ugu horeysay yeelatay shaybaarka tayo dhawrka badeecadaha Leave a Comment Leave a Reply Cancel replyYour email address will not be published. Required fields are marked *Comment * Name * Email * Website Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. TopicsClimate Change featured Global Affairs Health Hot Opinion Policy Analysis politics Research