![Madaxweyne Cabdiweli oo isku-shaandayn ku samayn doona golihiisa wasiiradda.[Xigashada Sawirka: Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada]](https://puntlandmirror.net/wp-content/uploads/2017/02/IMG_4263.jpg)
Ilo-wareedyada oo codsaday in aan magacooda la sheegin iyadoo arrintu tahay mid sir ah, ayaa sheegay in isku-shaandayntu ay saamaeyn doonto ilaa dhowr wasiir, balse ma aysan sheegin wasiiradda la bedeli doono.
Waxay noqon doontaa isku-shaandayntii labaad oo uu sameeyo Madaxweyne Cabdiweli tan iyo markii loo doortay madaxweynaha Puntland 8-dii bishii Febaraayo 2014-kii.
isku-shaandaynta ayaa dhici doonta iyadoo gobolku uu wajahayo abaar dabo dheeraatay iyo ammaan daro.
