Baydhabo-(Puntland Mirror) Madaxweynayaasha maamul goboleedyada ayaa maanta oo Axad ah gaaray magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed.
Madaxwenayaasha Puntland, Jubbaland, Hir-shabeelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed oo martigeliye ah ayaa la filayaa in beri oo Isniin ah uu shir uga furmo halkaas.