Kulanka oo imaanaya maalin kadib markii ay dhacday doorashada madaxweynaha Puntland ayaa ujeedadiisu ahayd in laga wada-xaajoodo sidii ay u dhici lahayd xukun wareejinta, sida ilo ka ag dhow kulanka ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror.
Exclusive insights, reports, and analysis from Somalia and beyond.