Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Talaado ah Maxamed Yuusuf Maxamuud u magacaabay garyaqaanka guud, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay madaxtooyada.
Maxamed ayaa badalaya garyaqaankii guud ee hore Maxamed Muuse Iamaaciil, kaasoo geeriyooday bishii Maarso ee sanadkan.