Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa magacaabay agaasimaha Haayada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Puntand, sida lagu sheegay digreeto maanta oo Axad ah kasoo baxday xafiiska madaxweynaha.
Maxamed Faarax “Qambi” ayaa madaxweynuhu u magacaabay asaasimaha cusub.