Cawil Mataan ayaa badali doona Cawil Axmed Maxamed oo bishii April 2020 loo magacaabay guddoomiyaha gobolka Nugaal kadib markii Cabdisalaam Xasan Xirsi lagu dilay weerar ismiidaamin ah oo bishii Maarso isla sanadkaas ka dhacay magaalada Garoowe.
Exclusive insights, reports, and analysis from Somalia and beyond.