Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland oo soo saaray liiska guddiyada soo xulaya doorashahada shanta kursi

Cabdikariim Muuse, guddoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland. [Isha Sawirka: Facebook]
Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa galabta oo Isniin ah soo saaray liiska guddiyada soo xulaya doorashada shanta kursi ee ugu horeysa ee baarlamaanka federaalka.

Kuraasta la soo saaray ayaa waxaa kamid ah HOP200 kaasoo laga soo doorta gobolka Nugaal oo hadda uu ka taaganyahay khilaaf xoogan oo u dhaxeeya jifiyaha gobolka, kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in dib loogu celiyay xubintii awal ku fadhiday iyadoo uusan weli tartan dhicin.

Hooska ka akhriso liiska.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*