Golaha wasiiradda Puntland oo meelmariyay miisaaniyadda sanadka 2021

Puntland Mirror
0 Min Read
Golaha wasiiradda oo u gacantaagaya miisaaniyadda 2021. [Isha Sawirka: Puntland State House]

Golaha wasiiradda oo u gacantaagaya miisaaniyadda 2021. [Isha Sawirka: Puntland State House]
Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha wasiiradda dowladda Puntland ayaa fiidnimadii Sabtida meelmariyay miisaaniyadda sanadka 2021, kadib kulan golaha uu ku yeeshay Garoowe, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyadda.

Miisaaniiyadda 2021 ayaa lagu qiyaasay $341 milyan taasoo shan milyan ka yar tii sanadka 2020 oo ahayd $346 milyan.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *