![FIFA oo 48 ka dhigtay dalalka ka qeybgalaya Koobka Aduunka. [Sawirka: Archive]](https://puntlandmirror.net/wp-content/uploads/2017/01/FIFA.jpg)
Isbadalka ayaa imaan doona sanadka 2026-da, sida ay xaqiijisay FIFA.
FIFA ayaa sheegtay in loo qeybin doono dalalka 16-group oo group walba ay ku jiraan saddex dal.
Dalka Ruushka ayaa martigelin doona sanadka 2018-ka, dalka Qatar ayaa iyana martigelin doonta 2022-ka, balse dalka martigelinaya 2026-da wali lama sheegin.
Kordhinta FIFA, ayaa la filayaa in ay siyaadiso dalkhliga ilaa $ 1 bilyan.
