Somalia Doorashada xildhibaanada aqalka hoose oo Muqdisho ka bilaabmatay Last updated: November 30, 2016 3:50 pm By Puntland Mirror Share 1 Min Read The ballot box[Photo: Archive] SHARE Sanduukha doorashada Soomaaliya. [Sawirka: Archive]Muqdisho-(Puntland Mirror) Doorashada lagu soo xulayo xildhibaanada qabiilooyinka Banaadiriga iyo Somaliland umatali doona aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah ka bilaabmatay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Doorashada aqalka hoose ayaa ka bilaabmatay maamul goboleedyada Soomaaliya bilowgii bishaan, walina lama soo gunaanadin hanaanka doorashada. Ilaa iyo hadda 170 xubnood oo aqalka hoose ah ayaa la doortay. Xildibaanada aqalka hoose ayaa ka kooban 275 xubnood. Share This Article Email Copy Link Print ByPuntland MirrorFollow: Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World. Previous Article Somalia: lower house elections begin in Mogadishu Next Article Cabsi ku korodhay bulshada Soomaaliyeed ee Mareykanka kunool kadib weerarkii uu wiil Soomaaliyeed ku qaaday jaamacada Ohio Leave a Comment Leave a Reply Cancel replyYour email address will not be published. Required fields are marked *Comment * Name * Email * Website Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. TopicsClimate Change featured Global Affairs Health Hot Opinion Policy Analysis politics Research