Ciidamada DFS oo la wareegay degmo xeebeedka Xara-dheere

Xara-dheere. [Sawir Hore]

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa degmo xeebeedka Xarardheere ee gobolka Mudug kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab maanta oo Isniin ah, sida ilo-wareedyo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ay u sheegeen warbaahinta.

Xarra-dheere oo mar saldhig u ahaan jirtay kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa tobankii sano ee u dambeeyay waxaa maamulayay Al-Shabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*