The vessel washed up on the shore of Bosaso. [Photo File]
SHARE
Doonida oo ku caariday xeebta magaalada Boosaaso. [Sawirka: Facebook]Boosaaso-(Puntland Mirror) Dooni ganacsi oo sida badeeco gaareysa 1500 tan ayaa macquul ay tahay in ku degto Badda Cas ee Boosaaso kadib markii masuuliyiinta dekada Boosaaso ay diideen in ay ku soo xirato dekada, sida ay sheegayaan ilo-wareedyadu.