Deni oo gaaray Muqdisho si uu halkaas uga bilaabo ololihiisa madaxtinimada Soomaaliya

Deni oo ka degay Muqdisho si uu u bilaabo ololihiisa madaxtinimada Soomaaliay. [Isha Sawirka: Puntland State House]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan qaar kamid ah kooxdiisa ololaha doorashada sida guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta oo Talaado ah gaaray Muqdisho si uu halkaas uga bilaabo ololihiisa.

Deni oo wax ka yar labbo sano ay uga hartay madaxtinimadiisa Puntland, ayaa dabayaaqadii bishii Maarso ku dhawaaqay inuu u sharaxan yahay madaxtinimada Soomaaliya ee 2022-ka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*