PuntlandSomalia Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo maleeshiyada ISIS oo ka qarxay meel u dhow magaalo xeebeedka Qandala Last updated: December 4, 2016 2:53 pm By Puntland Mirror Share 1 Min Read Qandala waxay qiyaastii 75km dhanka bariga kaga beegantahay magaalada Boosaaso. [Sawairka: Archive] SHARE Qandala waxay qiyaastii 75km dhanka bariga kaga beegantahay magaalada Boosaaso. [Sawairka: Archive]Garoowe-(Puntland Mirror) Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo maleeshiyada ISIS ayaa maanta oo Axad ah ka qarxay duleedka bari ee magaalo xeebeedka Qandala ee gobolka Bari, sida ay ilo-wareedyo ciidamada ah u xaqiijiyeen warsidaha Puntland Mirror. Shalay oo Sabti ahayd, ugu yaraan todobo dagaalyahan oo ISIS ah ayaa lagu diley dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Puntland iyo maleeshiyada ISIS oo ka dhacay deegaanka Bashaashin ee gobolka Bari. Asbuucii lasoo dhaafay, ciidamada Puntland ayaa bilaabay weerar ay dib u gala wareegayaan maleeshiyada ISIS magaalada Qandala. Related PostsJune 24, 2017 Puntland oo iclaamisay in berito ay tahay Ciidul FitrJuly 12, 2016 Wefdi ka socda IGAD oo gaaray BeledweyneOctober 8, 2017 Madaxweynaha Puntland oo u safray KismaayoJanuary 25, 2017 At least 13 people killed after Al-Shabab attack hotel in Mogadishu Share This Article X Email Copy Link Print By Puntland Mirror Follow: Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World. Previous Article Heavy fighting between Puntland forces & ISIS militants erupted near Qandala coastal town Next Article Puntland says its forces have not recaptured Qandala coastal town Leave a Comment Leave a Reply Cancel replyYour email address will not be published. Required fields are marked *Comment * Name * Email * Website Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. TopicsClimate Change featured Global Affairs Health Hot Opinion Policy Analysis politics Research