SomaliaSouth-Central Dagaal culus oo u dhaxeeya Al-Shabaab iyo maleeshiyaad taageersan Galmudug oo ka qarxay deegaanada Dabagalo iyo Duumaaye oo hoostaga degmada Xara-dheero Last updated: November 28, 2016 8:49 am By Puntland Mirror Share 1 Min Read Dagaal culus oo u dhaxeeya Al-Shabaab iyo maleeshiyaad taageersan Galmudug oo ka qarxay deegaanada Dabagalo iyo Duumaaye oo hoostaga degmada Xara-dheero. [Sawirka: Archive] SHARE Dagaal culus oo u dhaxeeya Al-Shabaab iyo maleeshiyaad taageersan Galmudug oo ka qarxay deegaanada Dabagalo iyo Duumaaye oo hoostaga degmada Xara-dheero. [Sawirka: Archive]Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Dagaal culus oo u dhaxeeya Al-Shabaab iyo maleeshiyaad taageersan Galmudug ayaa ka qarxay deegaanada Dabagalo iyo Dumaaye ee hoostaga degmada Xara-dheero ee gobolka Mudug, sida ay ilo-wareedyada sheegeen. Dagaalka ayaa bilaabmay subaxnimadii hore ee maanta oo Isniin ah, sida ay wararka sheegayaan. Ma jirto wax faahfaahin ah deg deg ah oo ku saabsan khasaaraha dagaalka ka dhashay oo la ogyahay. Labada dhinac ayaa deegaankaas ku dagaalamay asbuucyadii lasoo dhaafay. Share This Article Email Copy Link Print ByPuntland MirrorFollow: Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World. Previous Article Heavy fighting between Al-Shabab and pro-Galmudug militants erupts in Dabagalo and Dumaye villages of Hara-dhere district Next Article Dowladda Puntland oo joojisay doorashada xubnaha aqalka hoose ee Soomaaliya oo Garoowe ka socotay Leave a Comment Leave a Reply Cancel replyYour email address will not be published. Required fields are marked *Comment * Name * Email * Website Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. TopicsClimate Change featured Global Affairs Health Hot Opinion Policy Analysis politics Research