
Kismaayo-(Puntland Mirror) Ciidamada Jubbaland ayaa 60 dagaalyahan oo Al-Shabaab ah ku dilay dagaal maanta oo Isniin ah ka dhacay deegaanka Buulo-xaaji ee gobolka Jubbada Hoose.
Sawiro iyo muuqaalo muujinaya maydadka maleeshiyo Al-Shabaab ah oo yaala dhulka ayaa Jubbaland TV ay soo dhigeen aalada Telegram-ka.