Madaxweynaha Puntland oo sheegay in uu ka qeybgali doona shirka Muqdisho
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa ka qeybgali doona shir u dhaxeeya dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada, kaasoo ka dhici doona Muqdisho asbuuca soo socda, madaxweynaha ayaa shir saxaafadeed maanta oo Talaado ah […]