Ciidamada Puntland iyo Somaliland oo suurtagal ay tahay in ay ku dagaalamaan gudaha gobolka Sanaag
Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa suurtagal tahay in ku dagaalamaan gudaha gobolka Sanaag, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Dadka deegaanka ayaa warsidaha Puntland Mirror u sheegay in labada ciidan ee Puntland iyo Somaliland […]