Xoghayihii dowladda hoose ee degmada Garoowe oo shaqada laga ceyrshay
Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Cabdullaahi Maxamed Xirsi ayaa xilkii ka qaaday xoghayihii dowladda hoose ee degmada Garoowe Cabdiqafaar Cabdiraxmaan, sida ay sheegayso digreeto. Maxamuud Cali Xasan ayaa loo doortay xoghayaha cusub ee degmada, […]