Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali oo la kulmay saraakiisha amaanka gobolka Bari
Boosaaso-(Puntland Mirror) Wasiirka amniga dowlada Puntland Cabd Xirsi Cali (Qarjab) ayaa maanta oo Isniin ah kulan kula yeeshay maagalada Boosaaso saraakiisha amaanka ee gobolka Bari. Wasiir Qarjab oo saxaafada kula hadlay Boosaaso ayaa sheegay in […]