Qaramada Midoobay oo sheegtay in colaadaha Gaalkacyo ay ku barakaceen dad ka badan 75,000
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) In ka badan 75,000 oo qof ayaa ka cararay guryahooda intii lagu guda jiray saddexdii asbuuc ee ay socdeen dagaalada Gaalkacyo ee u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo maleeshiyada Galmudug. “Dagaalka waxa uu ka […]