Kalluumaysatada maxaliga ah ee Bandar-bayla oo ka cabanaya doonyo iyo maraakiib jariif daran ka wada xeebahaas
Garoowe-(Puntland Mirror) Jariifkii ugu xumaa ayaa ka socda baddaha Puntland, sida uu sheegay guddoomiye ku xigeenka degmada Bandar-bayla. Bile Nuur Faarax, oo ah guddoomiye ku xigeenka degmada Bandar-bayla ee gobolka Karkaar, oo la hadlay warbaahinta […]