somali news
Ciidamada nabadsugida Soomaaliya oo fashiliyay weerar qarax gaari
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada nabadsugida Soomaaliya ayaa xalay oo Axad ahayd ku fashiliyay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho weerar la rabay in loo adeegsado gaari walxaha qarxa laga soo buuxshay, sida uu sheegay sarkaal. Afhayeenka […]