somali news
Wefdi ka socda Midowga Afrika oo qiimaynaya doorashada Soomaaliya oo yimid Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Wefdi ka socda xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa ayaa gaaray magaalada Muqdisho maanta, wefdiga ayaa halkaas u tagay qiimayn, iyadoo ay soo aadanyihiin doorashooyin, la qorsheeyay in ay dhacaan bisha August iyo September […]