• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
  • [ July 27, 2022 ] Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen Somalia
HomeSomalia

Somalia

somali news

Home

Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya oo gaaray xerada qaxootiga Dhadhaab

June 6, 2016 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa maanta gaaray xerada qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kiinya. Wefdiga ayaa hordhac u ah Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo la filayo inuu maanta […]

Home

Wasaarada Cadaalada Puntland oo iclaamisay in maalinta Isniinta ay Ramadaan kow tahay

June 5, 2016 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasaarada cadaalada Puntland ayaa sheegtay in berito ay tahay Ramadaan, sida uu sheegay wasiirka cadaalada. Wasiirka cadaalada dowlada Puntland Saalax Xabiib oo caawa la hadlay taleefishinka dowlada Puntland ayaa sheegay in bisha laga […]

Home

Gabar wariye ah oo lagu dilay Muqdisho

June 5, 2016 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Gabar wariye ahayd oo ka shaqayn jirtay idaacada dowlada Soomaaliya ayaa maanta lagu dilay magaala Muqdisho. Sagal Salaad Cismaan ayaa koox hubaysan ku toogteen kasoo horjeedka Jaamacada Plasma oo ay wax kabaran jirtay. […]

Home

Beesha caalamka oo soo dhoweysay go’aanka Madasha Hogaanka Qaran ee ku saabsan geedi-socodka doorasho ee 2016

June 5, 2016 Abdi Omar Bile 0

Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Urur-Goboleedka IGAD, Midowga Yurub, Ethiopia, Italy, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka ayaa soo dhoweeyay horumarka muhiimka ah ee Madasha Hogaanka Qaran (MHQ) usbuucan ka gaartay hanaanka geedi-socodka doorasho ee […]

Somalia

Ugu yaraan 20 qof oo ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay gobolka Sool

June 5, 2016 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) ugu yaraan 20 qof ayaa lagu dilay dagaal beeleed ka dhacay deegaano miyi ah oo hoostaga gobolka Sool ee Puntland. Sida Puntland Mirror ay ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo u sheegeen dagaalka ayaa u […]

Somalia

Wakaaladaha wararka Turkiga iyo Soomaaliya oo heshiis kala saxiixday

June 5, 2016 Abdi Omar Bile 0

Wakaalada wararka Turkiga (Anadul) ayaa heshiis iskaashi ah la saxiixatay wakaalada wararka dowlada Soomaaliya intii lagu guda jiray booqashadii madaxweyne Rajib Dayib Erdogan uu ku tagay Soomaaliya. Agaasimaha guud ee Anadul Senol Kazanci iyo agaasimaha […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Imaaraatka Carabta

June 4, 2016 Abdi Omar Bile 0

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali oo maanta ka dhoofay magalada Bosaso, ayaa galabta gaaray magalada Abu Dhabi waddanka isu-tagga Imaaraadka Carabta halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Safarka madaxweyne Gaas, ayaa […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso tagay kadibna u duulay Imaaraatka Carabta

June 4, 2016 Abdi Omar Bile 0

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa dib uga soo laabtay dalka, kadib markii uu magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya kaga soo qeyb galay Shirkii Madasha Qaran ee doorashadda 2016. Prof.Gaas ayaa ka […]

Somalia

Madaxweyne Uhuru: Nabad Ma helayno ilaa Soomaaliya laga nabadeeyo

June 4, 2016 Abdi Omar Bile 0

Madaxweynaha Dowladda Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa qiray in Dalkiisa uusan heleyn Nabad iyo Xasilooni lagu naaloodo ilaa laga nabadeeyo Dalka Soomaaliya. Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa ugu baaqay Caalamka in ay gacan ka geystaan nabadeynta Dalka […]

Puntland

Puntland: Wasiirka Cadaaladda oo sheegay in shaacinta bisha Ramadaan laga sugo wasaaradda

June 4, 2016 Abdi Omar Bile 0

Wasiirka Cadaaladda Puntland Saalax Xabiib Jaamac ayaa maanta sheegay in loo diyaar garoobo wixii ka dambeeya bari bisha barakaysan ee Ramadaan. Saalax ayaa wadaadda Puntland uga digay inay ku deg degaan iclaaminta bisha Barakaysan oo […]

Posts navigation

« 1 … 281 282 283 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]
  • Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen

    July 27, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Labbo xubnood oo katirsan maleeshiyadda Al-Shabaab ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho maanta oo Arbaco ah, sida ay tebisay warbaahinta dowladda. Labada xubnood ayaa ku sugnaa guri kuyaala Muqdisho marka uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Wakaaladaha wararka Turkiga iyo Soomaaliya oo heshiis kala saxiixday

    June 5, 2016 0
    Wakaalada wararka Turkiga (Anadul) ayaa heshiis iskaashi ah la saxiixatay wakaalada wararka dowlada Soomaaliya intii lagu guda jiray booqashadii madaxweyne Rajib Dayib Erdogan uu ku tagay Soomaaliya. Agaasimaha guud ee Anadul Senol Kazanci iyo agaasimaha [...]
  • Huteel cusub oo laga furay Garoowe

    March 11, 2020 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Huteel qurxoon ayaa fiidnimadii Talaadada laga furay magaalada Garoowe, ee caasimada Puntland. Huteelka oo lagu magacaabay “Martisoor” waxaa dhismaha mashruuciisa ku baxay dhaqaale lagu qiyaasay $5 milyan, sida ay sheegeen maalgashadayaasha. Madaxweynaha Puntland [...]
  • Farmaajo oo ka codsaday shacabka in ay joojiyaan dabaaldegyada

    February 10, 2017 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka ka codsaday in ay joojiyaan dabaaldegyada ay wadaan. Shir jaraa’id oo uu xalay oo Khamiis ahayd saq dhexe ku qabtay huteel Jaziira oo uu [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions