somali news

Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso dib ugu soo noqday
Boosaaso-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kusoo laabtay magaalada Boosaaso kadib booqasho afar maalmood qaadatay oo uu ku tagay dalka Isutaga Imaaraatka Carabta. Madaxweynaha ayaa hadal kooban oo […]