somali news
Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali oo ka tacsiyeeyay geerida Janaraal Maxamed Cali Samatar
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa tacsi u diray qoyskii iyo qaraabadii ee uu ka geeriyooday Sareeye Guud Maxamed Cali Samatar oo ku geeriyooday dalka Maraykanka. Madaxweynaha ayaa ku tilmaamay Maxamed Cali […]