somali news
Madaxweynaha Puntland oo ku jeeda magaalo xeebeedka Boosaaso si uu u soo gabagabeeyo heshiiska guddoomiyihii hore ee gobolka Bari
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Isniin ah safar shaqo ku tagi doona magaalo xeebeedka Boosaaso, sida ay sheegeen ilo-wareedyada. Madaxweynaha Puntland ayaa la filayaa in uu soo afmeero heshiiska […]