somali news
Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya oo kulan la qaatay danjireyaal ka socda beesha caalamka
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha la doortay ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Khamiis ah kulan kula yeeshay gudaha magaalada Muqdisho safiiro ka socda beesha caalamka oo uu hoggaaminayo danjiraha Qaramada Midoobay u […]